HomeMuuqaalladaDaawo - Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka...

Daawo – Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto! 

MUQDISHO (HN) – Caalamka ganacsiga iyo hal-abuurka waxaa daqiiqad walba kusoo kordha aragti cusub – iyada oo aan loo fiirineynin inay diin ahaan bannaan tahay iyo in kale ama xattaa ay dhaawici karto sumcada iyo karaamada qofka bani-aadanka ah.

Waa muuqaalka soo aaddan oo caddayn u ah sida dumarka Shiinaha iyo kuwa Galbeedka loogu arko inay yihiin agab la isticmaalo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments