HomeMuuqaalladaDaawo - Xabsigii laga dhex dhisay guriga!

Daawo – Xabsigii laga dhex dhisay guriga!

MUQDISHO (HN) – Aalaaba guryaha waxaa lagu jooga xurnimo iyo madax bannaani. Waana meesha kaliya ee qofku ku dareemo xasilooni iyo deganaan marka uu dhex joogo. Laakiin guri ku yaalla Thailand, waxaa qeyb kamid ah xabsi looga sameeyey wiil qatamiyay maandooriyaha.

Muuqaalka sheekadan nala daawo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments