HomeLa-yaabkaHaweeney sheegtay inaysan wax cunin muddo 40 sano ah!

Haweeney sheegtay inaysan wax cunin muddo 40 sano ah!

MUQDISHO (HN) — Haweeney Fiyadnam u dhalatay oo sheegtay inaysan wax cunno ah afkeeda marin muddo laga joogo 40 sannadood ayaa tilmaantay inay kaliya ku nooleyd biyo lagu qasay in yar oo sokor, liin iyo cusbo ah.

Ms. Ngon oo 63 jir ah waxay hadalheynta dalkeeda ku qabsatay dhaqankeeda gaarka ah. 41 kii sannadood ee lasoo dhaafay macunin wax raashiin ah. Taas beddelkeeda waxay ku nooleyd biyo.

Marka aad muuqeeda kore eegtidna, waa qof caafimaad qabta, waxayna u muuqataa qof ka yar da’deeda rasmiga ah. Waxay biyaha u tixgelisaa lafdhabarta nolosha sida geeduhu ugu koraan waraabka biyahana ay iyaduna ku nooleyd.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments