Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Himilo Network
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Search
Home
2022
Yearly Archives: 2022
Qadar oo farriimo Nabawi ah kusoo dhawaynaysa ka qeybgalayaasha koobka Adduunka.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Iyada oo toddobaadyo un ay ka dhiman yihiin qabashada tartanka caalamiga ah ee kubadda cagta adduunka oo dalka Qadar uu marti-gelinayo...
‘Baqtiga cun ama iska baahnow’ – Dugsiyada Faransiiska.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Heerka cadaadis iyo takoornimo ee ka jira Faransiiska wuxuu gaaray heer uu saameeyo saxamada carruurta Muslimiinta ah loogu soo guro cuntooyinka...
Daawo – Barnaamijka U soco sida Yaxaaska.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Halkan ka daawo barnaamijka sida Yaxaaska loogu socdo oo qabsaday Shiinaha. https://youtu.be/FtZBcOrRHPQ
Barnaamijka ‘U soco sida Yaxaaska’ oo qabsaday Shiinaha.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Kumaankun dad ah oo Shiinaha ku nool ayaa ku biiraya barnaamijka habsocodka yaxaas oo loo bixiyay 'u guurguuro sida yaxaaska ama...
Eyga Robot-ka ah oo hadda ku baahaya Shiinaha.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Eeyaha waxa dadka aan Muslimiinta ahayn ay aalaaba ka dhigtaan rabaayad kula dhex nool guryaha iyo aqallada. Lacag badan ayaa lagu...
Da’yar waayay gabar uu shukaansado oo isku xayaysiinaya boor
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- 23 jir u dhashay dalka England - kaas oo aan weligiis naag shukaansan - ayaa doonaya hadda inuu helo gabar haasaawe...
Ninka Dadka bara sida loo fuulo geedaha.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Nin la baxay magaca Tarzan-ka Barcelona ayaa dhawaan qabsaday hadalheynta baraha bulshada kaddib markii uu kusoo caan baxay bixinta casharro ku...
Daawo – Hadda 7 saac ayaad kusoo bixin karta abuurka aad beerto!
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Way adag tahay inaad rumeysato in 7 saac oo kaliya uu kusoo bixi karo abuur ama iniin lagu riday ciidda. Laakiin...
La kulan – Halyeyga keligiis isu-taagay dagaalka ka-dhanka ah nabaadguurka.
Himilo
-
November 2, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- 82 jir u dhashay dalka Mangolia wuxuu gu'yaalihii ina dhaafay u taagnaa inuu gebi cidlo lama degaan ah u beddelo geyi...
Qadar oo furaysa Matxafka Keydka Geeddi-socodkii Muslimiinta.
Himilo
-
October 19, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Iyada oo indhaha adduunweynaha ay kusii jeedaan dalka Qadar oo lagu qaban doono sannadkan koobka adduunka, waxaa dhawaan la daahfuray Matxafka...
1
...
4
5
6
...
26
Page 5 of 26
Most Read
Robot-yo ‘tuugsanaya’ oo lagu arkay Waddooyinka Shiinaha!
June 25, 2026
Haweeney caan ah oo Hantideeda ugu dhex faantay Baraha Bulshada oo ugu dambeyntii sidii la filan karay loo dhacay!
June 25, 2026
Ninka Keligiis Boqollaal Qof kasoo Samata-bixiyay Webiga.
June 25, 2026
Jilaaga Hollywood-ka Giancarlo Esposito oo qaatay Diinta Islaamka.
June 25, 2026