Yearly Archives: 2021

Somaaliya iyo Saxaafadeeda tebisa Dunida Colaadaha iyo Rejo-xumida.

MUQDISHO (HN) -- Saxaafadda Somaaliya waxay taniyo markii Kacaanka warbaahinta uu ka curtay geyiga Somaalida ay kaalin mug leh ka qaadatay tebinta iyo baahinta...

Muslimad jidka ka heshay Wiil Darbi-jiif ah oo kafaala-qaadaysa noloshiisa.

MUQDISHO (HN) -- Daryeelka carruurta dibjirka ah aad bay diintu u bogaadisay, kumana sii jirto haddii ilmahaasu ay yihiin agoon aan rixam kaalmeeya u...

Sawiro cusub oo laga helay Dhagaxa Kacbada.

MUQDISHO (HN) -- Sawiro aan horay looga heyn Dhagaxa Kacbada ayaa dhawaan lagu soo bandhigay magaalada Barakaysan ee Makka. "Waa door iyo abyan waayo...

Ciidsiinta Carruurta Agoonta iyo Rajayda.

MUQDISHO (HN) -- Gudaha Suuqyada caasimadda oo aad aalaaba ku dhex arki karto waalid iyo ilmihiisa oo ka dukaamaysanaya, jaalayaasha idin muuqda waxay dhinacooda...

Ciidda: Carruurta iyo Qoryaha lagu Dagaallamo.

MUQDISHO (HN) -- Abdi Maxumud Aadan wuxuu subax walba usoo shaqo tagaa ka ganacsiga walxaha ay carruurtu ku ciyaarto oo ay kamid yihiin qoryaha....

Shacabka Muqdisho – Dhibanaha Dhiilloon.

MUQDISHO (HN) -- Ku dhawaad 30 sanno oo kasoo wareeganaysa burburkii dalka, hurgumadii laga dhaxlay waxaa looga bogsanayaa si tartiib tartiib ah. Taariikh-werinta iyo...

Biyaha Fadhiya Laamiyada Caasimadda.

MUQDISHO (HN) -- Bartamaha Laaamiga ugu ballaca weyn laamiyada caasimadda iyo laba-isgoys oo caan ah dhexdooda waxaa fadhiya biyo aad u badan oo uga...

Ciidda oo la filayo inay dhalato Khamiis 13 May.

MUQDISHO (HN) -- Ciidda Fitriga waxaa la filayaa inay dhalato 13 May maalin Khamiis ah, marka loo eego Golaha Fatwada iyo Cilmi-baarista ee Yurub...

Cafis loo fidiyay Nin Gidaar Masjid ku qoray ereyo nac-Islaam ku dhisan.

MUQDISHO (HN) -- Xubno katirsan Xarunta Islaamiga ah ee Moorhead, Minnesota, ayaa sheegay inay cafis u fidiyeen nin loo heystay ereyo naceyb ah inuu...

10-jirka isaga oo sooman Jikada ugu jira Dadka baahan!

MUQDISHO (HN) -- Bisha Ramadaan waa bil wax-bixin iyo samafalka sal-dhig u ah, Muslimiin badanna waxay ku dadaalaan inay deeq iyo dadaal badan ku...

Most Read