Yearly Archives: 2021

Sheekada Lammaanaha kala-qeybsada Masruufka iyo Maamulka Qoyska.

MUQDISHO (HN) -- Muuqaal laga sii daayay telefishan Japanees ah ayaa ka warramaya sheekada lammaane is qaba muddo laba sanno ah isla markaana kala...

Carwo si yaab leh Ey ugu ekeysiisay Yey.

MUQDISHO (HN) --Carwo-duurjoog oo ku taalla Xianing, dalka Shiinaha ayaa baraha bulshada ka dhalisay dood kaddib markii la ogaaday inay eyga Rottweiler u ekeysiisay...

Muslimiinta Oxford oo bisha Ramadaan maalinle cunnooyin u siinaya kuwa baahan!

MUQDISHO (HN) -- Sadaqada iyo kaalmada waxay diinta Islaamku dhigtay meel sarraysa, marka la joogo bisha Ramadaan oo sannadkan ay usii dheer tahay xayiraadda...

La kulan: Ninka neefta isku celin kara muddo 25 daqiiqo ah.

MUQDISHO (HN) -- Budimir Buda Å obat, oo ah 54 jir kasoo jeeda dalka Croatia ayaa sameeyey rikoor cusub kaddib markii uu awooday inuu isku...

La kulan: Ninka keligiis dib usoo nooleeyey Keyn gubatay!

MUQDISHO (HN) -- Waxaa loogu yeeri jiray 'Ninka Waalan' hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hectares ka...

La kulan: Askariga ugu Da’da weyn Maraykanka.

MUQDISHO (HN) -- Sida horayba loo yiri Da'da waa un tiro waxaa jira tusaalayaal nool oo ifin kara sugnaanteeda. Helen Hayes oo ahayd jilaa...

Doorka Masaajidda ay ku leeyihiin Horumarka Bulshada.

MUQDISHO (HN) -- Masaajidda diin ahaan aad bay uga guda ballaaran yihiin in lagu gaar yeelo kaliya cibaado iyo alla-bari taas oo ah sida...

Ardayda Muslimiinta Atlantic City oo dugsiyada ka helaya ‘cunnooyin xalaal ah’.

MUQDISHO (HN) -- Helidda dhuuni xalaal inay ka cunaan goobaha la iskugu yimaado sida iskuullada, Muslimiin badan waxay ku ahayd caqabad soo taagan. Balse...

‘Ictikaaf iyo Afur’ lagama oggolaan doono gudaha laba Xarameyn.

MUQDISHO (HN) -- Xilli dunida Muslimka looga diyaargaroobayo dhalashada Bisha Ramadaan oo ku timid waqtiga dunida uu mar kale fara ba'an ku hayo xanuunka...

Barack Obama ‘ayeeyadiis’ oo geeriyootay.

MUQDISHO (HN) -- Gudaha Kenya waxaa looga yiqiin Mama Sarah waxayna ahayd ayeeyada Barack Obama, Muslimiinta ayaa ka tacsiyeeyey geerideeda. Waxay ku dhimatay isbitaalka ku...

Most Read