Monthly Archives: January, 2020

La kulan – Ninka 30 sanno la foorarsanaa Xanuun laf-dhabarta kaga dhacay!

BEIJING (HN) -- 46 jir ku dhawaad soddonkii sanno ee lasoo dhaafay aan qumaati isu taagin kaddib markii uu haleelay cudur xaalad dhif ah...

Qisada Gabadhii – iyada oo kabo la’aan ah – saddex Billad ku guuleysatay!

MANILA (HN) -- Rhea Ballos,  oo ah 11 jir dhigata Salvacion School ayaa soo jiidatay indhaha caalamka kaddib markii ay saddex billadood oo...

Daawo – Jaziiradda ugu yar Adduunka.

MUQDISHO (HN) -- Halkan ka daawo Jaziiradda ugu yar caalamka oo la yiraahdo Just Room Enough oo la micno ah Qol kugu filan oo...

Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka.

MUQDISHO (HN) -- Dhul la-mood yar oo la yiraahdo Just Room Enough Island waxa hadda loo tix-geliyaa midda ugu yar jaziiradaha adduunka oo dhan....

Shiinaha – Maqaayadaha qaar oo cunnooyinka ku iidaama maandooriyaha opium-ka.

BEJING (HN) -- Dagaalkii uu Shiinuhu kaga adkaaday la-dagaalanka maandooriyaha qarnigii 19aad, ee la magac baxay Opium War wuxuu ahaa guul taariikhi ah. In...

Daawo – 11 jir Dunida ka yaabsaday!

MUQDISHO (HN) -- Halkan ka daawo 11 jir u dhashay dalka Ruushka oo dunida kaga yaabsaday qaadista biro iyo walxo miisaankoodu ka badan yihiin...

La kulan – 11 jirka ugu Xoogga Badan Dalka Ruushka.

MOSCOW (HN) -- Sida lagu yaqaan carruur badan oo 10 jir ah waa inay aadaan dugsiyada; ciyaaraan kubadaha ama ku maaweeloodaan games-ka; laakiin ...

Most Read