Yearly Archives: 2018

Dhulkeenna Maanta iyo Dhir-beerista.

Muqdisho (Himilonetwork) - Dhulku waa saxan laga cuno wixii lagu beerto oogadiisa. Marka aysan wax cunno ah kuugu jirin saxanka, muhiim kuuma ahan inuu...

Haddii uu jiri lahaa Matxaf keydiya Dhaqankeenna.

Muqdisho - Dhismihii weynaa oo loogu tala-galay in la dhigo: laguna keydin jiray wixii alaabo ah oo leh qiimo taariikheed, cilmiyeed, dhaqan iyo falsamida...

Casri Maxaabiistu ay Magac kaliya Wadaagaan!

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaynu nool nahay casri qof kasta oo inaga mida qaladka uu ku dhaco uu ku waayi karo naftiisa: ku lumin karo...

Ciriiriga Gaadiidka Dadweynaha Muqdisho.

Muqdisho (Himilonetwork) - Dhawaqyada sida maalinlaha aad ula nooshahay marka aad kamid tahay dadka adeegsada gaadiidka dadweynaha ee BL-ka, waxay yihiin kuwo aan aalaaba...

Marka aad tiraahdo Mahadsanid.

Muqdisho (Himilonetwork) - Inta badan waxaa jirta dhaqan aan sal-guurin wali oo ku dhex sugan bulshadeenna. Gaajada, musiibooyinka iyo dhibaatooyinka waxaad hubtaa inaad ugu...

9 Dec – Maalinta Caalamiga ee Ka-dhanka-ah Musuqmaasuqa.

Muqdisho – Sanad kasta adduun dhan hal tirilyan oo Doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush – halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo...

10 Dec – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kal-fadhiga Guud ee QM uu...

Gabar 30-jeer qaliin u gashay si ay u qanciso Gacaliyaheeda saluugan quruxdeeda!

Muqdisho – Gabar 22 jir ah oo ku nool Hong Kong ayaa martay 30 qaliin oo qurxin ah si ay u qanciso gacaliyaheeda. Berry Ng...

Nin awoodi kara inuu dushiisa ku qaado Fardaha.

Muqdisho – Dadku waxay geedi-socodka taariikhda ahaayeen kuwa fuula fardaha, hayeeshe mid xoogane Ukraine  u dhashay ah ayaa cadaynaya in marmar la qaadi karo...

Kenya – Hey’ad Guur u sameysa dhalin-yarada Muslimiinta ah oo aan heysan qarash.

Muqdisho – Wiilasha Muslimiinta ah ee ku nool Milindi kuwaas oo aan heli karin adduun ay ku guursadaan waxay hadda fursad u helayaan inay...

Most Read