Yearly Archives: 2017

Sida loogu aflaxay Mashruucii Ol’olaha Horumarinta Reer Miyiga.

Muqdisho (Himilonetwork) - Guulaha ilaa iyo maanta muuqda ee dowladnimadii burburtay ee Soomaaliya laga dhaxlay waxaa had iyo jeer dib loogu celiyaa wax-qabadka Xukuumaddii...

Jawaabtii Aung San Suu ee Xasuuqa Muslimiinta Rohingya oo dunida laga canbaareeyey

New York (Himilonetwork) - Kadib toddobaadyo xiriir ah oo ay ka baaqsatay inay ka hadasho xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma, Aung San Suu Kyi waxay...

Daawo – Xaafadda ugu nadiifsan Qaaradda Aasiya

Muqdisho (Himilonetwork) - 10-kii sano ee lasoo dhaafay, xaafadda Mawylynong ee dalka Hindiya waxay qaadatay biladda xaafadda ugu nadiifka badan qaaradda Asiya. Hayeeshe dadaalkaas...

Daawo – Taariikhda Axmed al-Shaqiri.

Muqdisho (Himilonetwork) - Dunida Muslimka dadka raadadka kaga tagaya ee Umadda Islaamka qudwo fiican u noqday waa da'yarka Carbeed ee Ahmed Mazin al-Shuqairi kaas...

Daawo – Gabar iyada oo ooynaysa shahaadada loo qabanayo!

Muqdisho (Himilonetwork) - Gabar Maraykan ah oo kusoo Muslimtay gacanta Sheikh Yusuf Estat, waxay muddo baaraysay xaqiiqda Islaamka. Ugu danbeyn waxay qaadatay go'aan nafteeda...

Daawo – Muslim la qiirooday Walaalkiis oo muslimay!

Muqdisho (Himilonetwork) - Daawo Muslim qiirooday markii uu Islaamka ugu danbeyn fahamsiiyay saaxiibkiisii uu ku dadaali jiray inuu mugdiga kasoo saaro. https://youtu.be/zOOENCQoQYE?t=4

Maqaal – Fir-fircoonidu waa Fayoobi!

Muqdisho (Himilonetwork) - Fir-fircoonidu waa u heelanaanta shaqa kasto iyo soo hindisidda hal-abuur cusub si joogta ah taas oo ka imanaysa shaqsiyaad, urur gaar...

Facebook oo lagu eedeeyey in xasuuqa Muslimiinta Rohingya ku diidan tahay in lagu muujiyo barteeda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Geyfanayaasha iyo kooxaha xuquuqda Aadanaha ayaa ku eedeeyey facebook inay post-yadooda muujinaya xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Rohingya ka xayirtay, sidaas...

Jeed-jeedsiga Jeenyo iyo Jilicsanaanta Xiriirka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Todobo bil gudahood ayay kooxda LLPP Jeeyo labo mar ku dhawaaqday in ay iskaga baxday labada tartan ee ugu xiisaha badan...

Nin 145 Shahaado Jaamacadeed ah ku hantay muddo 30 sano ah.

Delhi (Himilonetwork)  - Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay 145 degree jaamacadeed ah 30-kii sano ee lasoo...

Most Read