crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wax ka baro Hindiya! | HimiloNetwork

Wax ka baro Hindiya!

–Hindiya waa wadanka labaad ee ugu dadka badan dunida marka laga yimaado Shiinaha.

–Hindu waa diinta badi dadka Hindiya aaminsan yihiin. 80% dadka Hindiya waa majuusiyiin Hinduu ah.

–Islaamka ku nool Hindiya waxaa lagu sheegaa ku dhawaad 2,000000 oo malyuun taas oo ka dhigan in Muslimiinta ku nool dunida uu yahay wadanka saddexaad ee ugu tira badan marka laga yimaado Indunisiya iyo Bakistaan.

–Inkasta oo tiradaas Muslimiinta ahi ku nool yihiin Hindiya, hadana, gudaha Hindiya, Islaamku waa tira-yar oo lagu sheego “Minority.”

–ku dhawaad 14–afaf ayaa lagaga hadlaa Hindiya.

–Hindu, Asseme, Bengali iyo English ayaa ah afafka rasmiga u ah howlaha dowladda.

waa socotaa ee lasoco qeybaha xiga;

waxaa qoray Zakariya Hassan.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!