HomeMuuqaalladaDaawo - Digaaga Qosol dadka oo kale Qosla!

Daawo – Digaaga Qosol dadka oo kale Qosla!

MUQDISHO (HN) — Dalka Induniisiya waxaa ku nool nuuc digaagga kamid ah oo dalkaas ka ah caan kaas oo dhawaaq u eg qosolka dadka yeera marwalba oo uu ciyayo. Waxaana la yiraahdaa Ayam Ketawa.

Gobalka koofurta Sulawesi ayuu ku nool yahay. Wuxuuna u yahay astaanta dhiirranaanta iyo geesinimada.

Halkan haddaba ka daawo muuqaalkiisa.

https://youtu.be/4wsXjHmvtU0
Diiqa qosla
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments