HomeMuuqaalladaDaawo - Da'yarka dusha ku sida hooyadiis oo naafo ah!

Daawo – Da’yarka dusha ku sida hooyadiis oo naafo ah!

MUQDISHO (HN) — Xoog aan la iska hagran iyo jaceyl aan shuruud ku xirneyn waxay gaar u tahay hooyo walba oo ilmo dhasha. Laakiin mar kasta dhashoodu uma abaal gudaan mana siiyaan mudnaantii iyo qiimihii ay ku lahayd noloshiisa. Balse sheekada soo aadan waa kuwa dhifka iyo mar la’aragga ah oo wiil uu hooyadiis ugu abaalgudo uguna samafalo!

Halkan hoose ka daawo sheekada 31 jir Shiinees ah oo hooyadiis oo naafo ah dusha ku sida!

https://youtu.be/shQkNHJm6a4
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments