HomeMuuqaalladaDaawo - Ninka sida Daanyeerka u socda.

Daawo – Ninka sida Daanyeerka u socda.

MUQDISHO (HN) — Qaar badan oo dadka kamid ah ayaa jecel daawashada iyo xanaaneynta xayawaanada siiba daanyeerka, laakiin waa dhif in la helo qof sida daanyeerka inuu u socdo jecel marka laga reebo 50 jir Shiinees ah oo 30kii sanno ee lasoo dhaafay caadeystay inuu qaab socodka Daanyeerka iska yeelo.

Sida Daanyeerka ayuu u socdaa hadiyo jeer.
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments