JAKARTA (HN) — Si dadweynaha loogu qasbo inay ku negaadaan guryahooda, si xanuunka Corona looga hortago inuu sii faafo, waxaa jira dadaallo la-yaab iyo amakaag leh oo dowladuhu ku hubsanayaan in muwaadiniintoodu aanay guryaha kasoo bixin.
Halkan haddaba ka daawo muuqaal dad ay dowladda Induniisiya ugu tala-gashay inay argagax geliyaan qofkii ay ku arkaan isaga oo habeenkii soconaya – halkii uu guriga ku negaan lahaa.