HomeMuuqaalladaDaawo - Tartan loo qabtay tirinta lacagaha.

Daawo – Tartan loo qabtay tirinta lacagaha.

MUQDISHO (HN) – Isticmaalka mashiinka lagu tiriyo lacagaha wuxuu u muuqday inuu lama huraan u yahay xisaabaadka bangiyada iyo goobaha waaweyn ee ganacsiga. Hayeeshe, Shiinaha waxaa laga heli karaa da’yar maskax furan oo sida mashiinka oo kale degdeg ugu tirinaya lacagaha.


https://youtu.be/tc7LUzheCJY?t=69
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments