HomeMuuqaalladaDaawo - Nin ay Shimbirihu u daba-ordaan sida Ilmihiisa oo kale.

Daawo – Nin ay Shimbirihu u daba-ordaan sida Ilmihiisa oo kale.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin u dhashay Koofur Kuuriya ayaa dunida kaga yaabsaday markii la arkay isaga oo ay daba ordayaan dhowr shimbiro oo ay Soomaalidu u taqaan ‘Uureey-ma-dhasho’.
Waxay u daba socdaan sida aabe iyo hooyadood oo kale. Taniyo markii uu ka fiiqay ukumaha, waa isaga qofka kaliya oo ay ku indha-qaadeen markii ay usoo if baxeen adduunka. Wuxuuna ku haray qofka ugu muhiimsan noloshooda.
Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo duubay.

https://youtu.be/_vBnTTyrw9M?t=41

 

 

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments