Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah. Muuqaallada Daawo – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah. By Himilo July 29, 2018 0 29 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira biyo-dhacyo dhowr ah oo dabiici iyo gacan-ku-sameysba ah kuwaas oo dunida ku kala yaalla. Haddaba, biya-dhaca ugu dheer adduunka ee gacan-ku-sameyska ah wuxuu ku yaalla dalka Shiinaha. Waxaana lagu magacaaba Liebian Waterfall. Halkan haddaba ka daawo muuqaallo laga soo duubay. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMuqdisho Stadium – Xero-ciidan mise Garoon-ciyaareedNext articleXarun Duur-joog oo Dameer u ekeysiisay Farowga. Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 Muuqaallada Daawo – Fuulitaan Derbiga 15-ka mitir. June 2, 2026 La-yaabka Daawo – Nin Eeygiisa u tababaray inuu Qashinka ku daadiyo jidadka oo la xiray! June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Waddada hoosteeda laga dhisay in ka badan 10 Dhismayaal dabaqyo la deggan yahay! July 20, 2026 “Maya salaad kuma tukan kartid halkan.” – Hinduu Muslim kahor joogsaday inuu Allihiisa dhursado. July 20, 2026 Sideed Guryihiinna Masaajid uga dhigan kartaan? July 15, 2026 “Waa Musaafur Qof aan Saaxiib lahayn.” – Barnaamijka Kirayso Saaxiib kula sheekeysta! July 15, 2026 Load more Recent Comments