Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Cuuryaankii lugaha la'aa ee fuulay Buurta ugu dheer Dunida. Muuqaallada Daawo – Cuuryaankii lugaha la’aa ee fuulay Buurta ugu dheer Dunida. By Himilo June 13, 2018 0 25 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – In cuuryaanimadu aysan lahayn xad gaar ah oo lagu qiimeeyo dadka naafada waxaa ka marqaati ka dhacay 69 jir kasoo jeeda dalka Shiinaha kaas oo isaga oo la’ labadiisa lugood fuulay buurta ugu dheer dunida ee Mt Everest. Halkan ka daawo muuqaal laga sameeyey safarkiisii dheeraa oo uu ku gaaray buurta ugu dheer adduunka. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMexico – Marka Mas’uulku uusan oofin Ballamaha uu galo xilliga Ol’olihiisa.Next articleLa kulan – Dhiirri-geliyaha ugu da’da yar Dalka Pakistan. Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 Muuqaallada Daawo – Fuulitaan Derbiga 15-ka mitir. June 2, 2026 La-yaabka Daawo – Nin Eeygiisa u tababaray inuu Qashinka ku daadiyo jidadka oo la xiray! June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “Umari Sinduurka.” – Gabar Muslimad oo Xijaabka looga siibay bartamaha Hindiya. July 13, 2026 ‘Waa Muslim ee garaaca.’ – Bajaajle Muslim ah oo Diintiisa awgeed loo bahdilay! July 9, 2026 Muslimiinta iyo Hinduuga way isla ekaan doonaan sannadka 2050. July 9, 2026 Guddoomiye Gobol oo lunsatay lacago badan oo doonaysa inay kaga baxsato Afduub been ah. July 5, 2026 Load more Recent Comments