HomeLa-yaabkaGabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu...

Gabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu gashay qancintiisa.

Muqdisho – Gabar  ku nool Hong Kong  ayaa la kulantay moora-dilaac markii saaxiibkeed uu ku daadiyay maadaama uusan la dhicin muuqaalkeeda xilli ay gashay dhowr qaliin.
22-jirta lagu magacaabo Berry Ng, taas oo raadato fiican ku leh barta Youtube, waxay sheegtay inay 30 jeer qaliin gashay si ay u qanciso saaxiibkeed.
Berry waxay xustay inay isku dayday inay u ekaato sida gabar saaxiibkeed uu jecel yahay.
Berry waxay 30 jeer martay qaliin si ay isku bedesho hayeeshe ugu danbeyn ay ku fashilantay inay soo jiidato.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments