Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaMuslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah... Dunida MuslimkaMuuqaallada Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda. By Zakariya November 18, 2017 0 2 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u taagan tahay taas oo ah ixsaan iyo samafal. Balse marka aad aragto samafalayaasha qaar sida Maxamed Bzeek oo ah muwaadin Maraykan ah kaas oo carruurta ka xanuunsan maskaxda siiya daryeel caafimaad oo bilaash xilli isaga laf ahaantiisa uu yahay bukaan-socod la xanuunsan cudurka Kansarka waxaad ogaanaysaa in Muslimiintu ay kaalin dahabi ah ku leeyihiin nolosha umadaha ay ku dhex nool yihiin. Halkan haddaba ka daawo warbixin laga diyaariyay. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleAkhriso : Ereyo Ama Oraahyo Jaceyl oo Xikmado badan XumbaarsanNext articleMuslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda. Zakariya RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo – Tartanka Bajaajleyda December 20, 2025 Dunida Muslimka “Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS. December 20, 2025 Dunida Muslimka “Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda. December 17, 2025 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Daawo – Tartanka Bajaajleyda December 20, 2025 Tartanka Bajaajleyda! December 20, 2025 “Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS. December 20, 2025 “Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda. December 17, 2025 Load more Recent Comments