London (Himilonetwork) – Nin maqlay yeermada hoggaankii hore ee Leegada Difaaca England, Tommy Robinson oo fogaan-araga qaranka kaga soo muuqday isaga oo nuqul kamid ah Qur’anka haya – una sheegaya dadka inay aqriyaaan, ayaa waanadiisa u qaatay si dhab ah: wuuna islaamay.