Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Xaafadda ugu nadiifsan Qaaradda Aasiya Muuqaallada Daawo – Xaafadda ugu nadiifsan Qaaradda Aasiya By Zakariya September 20, 2017 0 32 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – 10-kii sano ee lasoo dhaafay, xaafadda Mawylynong ee dalka Hindiya waxay qaadatay biladda xaafadda ugu nadiifka badan qaaradda Asiya. Hayeeshe dadaalkaas kuma dhalan halgan yar. Haddaba sirta ku jirta heerkaas ay ka gaareen nadaafadda, waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan hoose. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleDaawo – Taariikhda Axmed al-Shaqiri.Next articleJawaabtii Aung San Suu ee Xasuuqa Muslimiinta Rohingya oo dunida laga canbaareeyey Zakariya RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 Muuqaallada Daawo – Fuulitaan Derbiga 15-ka mitir. June 2, 2026 La-yaabka Daawo – Nin Eeygiisa u tababaray inuu Qashinka ku daadiyo jidadka oo la xiray! June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Sideed Guryihiinna Masaajid uga dhigan kartaan? July 15, 2026 “Waa Musaafur Qof aan Saaxiib lahayn.” – Barnaamijka Kirayso Saaxiib kula sheekeysta! July 15, 2026 Muraayadaha AI-da ku shaqeeya oo si kordhaysa loogu adeegsanayo Qishka Imtixaannada Shiinaha. July 15, 2026 “Umari Sinduurka.” – Gabar Muslimad oo Xijaabka looga siibay bartamaha Hindiya. July 13, 2026 Load more Recent Comments