Muqdisho (Himilonews) – Waxaa lasoo saaray natiijada sahan lagu sameeyey dadyowga Muslimiinta ee ku nool dunida dacalladeeda sida ay u arkaan inay shareecada Islaamka isku maamulaan.Â
Hayeeshe, wadamada qaar ee leh aqlabiyadda ugu badan ee Muslimiinta, ayaa afti laga sameeyey dadyowgooda waxay badi muujiyeen hamuunta ay u qabaan ku dhaqankeeda.Â
Dalka Afghanistan ayaa soo galay booska koobaad. Halkaas oo 99% ay haa ku codeeyeen. Waxaa kusoo xiga dalalka Iraq, Falastin, Malaysia, Niger iyo Pakistan.
Hoos kasii eeg jadwalka kala horreynta dalalka kale.Â