Muqdisho (Himilonews) – Ivan Zvonimir Cicak oo u heelana soo dhaweynta madax-weynaha dalka Croatia Kolinda Grabar-Kitarovic ayaa waxaa ka dhacay surwaalkiisa.Â
Ivan oo ay xaajadu ku dhaaya-furatay ayaa is-moodsiiyay inuu surwaalku ka dhacay–isaga oo boorkii uu siday inta si xirfadeysan ugu gacan-dhameeyey marwadii la taagneyd ayuu si aayar ah dib ugu gashaday surwaalkiisa.Â
Hadaba, aqriste nala wadaag aragtidada. Ma kugu dhacday middan oo kale?! Maxaad ka yeeshay?! Waligaa hoos-guntigu makaa furtay meel fagaare ah?!Noogu reeb aragtidada boggeenna facebook ee Himilonews