Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeWararkaMahiigaanka iyo Bulshada Muqdisho Wararka Mahiigaanka iyo Bulshada Muqdisho By Zakariya November 17, 2015 0 31 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho – Waxaa soo sawiray sawir-qaade Ibraahim Cumar Bishaar oo Himilonews.com u qaabilsan muuqaallada. Â Â Â Â Halkan waa waddo kamid ah waddooyin xaafadeedka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Sida aad arki kartaan, biyo ayaa sida balli dhex waran. Waxaana mahuraanka jira awgeed ay marin u tahay gaadiidka oo dhan. Qaar ayaa ku dhex-dama biyaha gudahooda: qaarna waxay ku maraan si dhib badan. Balse waxa sawirka ka muuqda waaa caruur ku dabaalanaysa biyahan wasaqda ah kuwaas oo xaalado caafimaad darro ku keeni karta noloshooda. Waalidiinta dhalay caruurtan waxaa la gudboon–hadday ku adkaatay inay waddada quruxsadaan inaanay walba caruurta u oggolaan inay biyaha ku dhex dabaashaan. Waayo waa xilli qabow: caruurtuna waa nugul u daran qabowga. Waaba haddaysan cudur kasoo qaadan calowga ay ku jiraan. Isha: Himilonews.com Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleFaa’iidooyinka laga helo cunista CanbahaNext articleSahankii xaqiiqo-raadiska Xildhibaanada u rumoobay Zakariya RELATED ARTICLES Wararka Guddoomiye Gobol oo lunsatay lacago badan oo doonaysa inay kaga baxsato Afduub been ah. July 5, 2026 Wararka El Pedocin: Xeebta kaliya ee Yurub oo weli Ragga iyo Dumarka lagu kala sooco! July 3, 2026 Wararka La kulan: Fiidmeeraha Meksiko oo Tuugada garba-duuba! July 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular ‘Waa Muslim ee garaaca.’ – Bajaajle Muslim ah oo Diintiisa awgeed loo bahdilay! July 9, 2026 Muslimiinta iyo Hinduuga way isla ekaan doonaan sannadka 2050. July 9, 2026 Guddoomiye Gobol oo lunsatay lacago badan oo doonaysa inay kaga baxsato Afduub been ah. July 5, 2026 “Dheh – Noolow Sanamyahow ama Dhimo.” – Muslimiinta Hindiya oo iimaankooda lagu heysto! July 4, 2026 Load more Recent Comments