HomeMuuqaalladaGeed MOOS ku dhex baxaya laamiyada!

Geed MOOS ku dhex baxaya laamiyada!

MUQDISHO (HN) — Laamiyada iyo goobaha dadweynuhu ku kulmo waxaa aalaaba lagu beeraa geedo qurxoon oo ubaxyo ah si ay indhuhu ugu doogsadaan. Balse Kurume oo ah magaalo Japan ku taal waa meesha kaliya oo aad ku arki karto geed moos oo ka dhex baxaya laami.

Nala daawo muuqaalka.

https://youtu.be/B_favlHLyuA
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments