HomeDunida MuslimkaMasjidka Blackburn oo codbaahiyaha 'u adeegsan doona' Aadaanka Salaadda Jimcaha.

Masjidka Blackburn oo codbaahiyaha ‘u adeegsan doona’ Aadaanka Salaadda Jimcaha.

MUQDISHO (HN) — Masaajidda ku yaalla Blackburn iyo Darwen waxaa loo oggolaan doonaa inay codbaahiyaha u adeegsadaan aadaanka salaadda Jumcaha markii ugu horreeyey taniyo markii uu dilaacay xanuunka Covid-19.  

Dhacdada ayaa lagu soo beegi doonaa maalinta ugu dambeysa Soonqaadka oo la filayo inay noqto dharaar Jimco ah. Yasir Sufi wuxuu sheegay inuu codsigan jeediyay saddex sannadood kahor.

“Aadaanku waa naxariis iyo cod qurxoon oo ku wacan dhageysiga; Blackburn waa magaalo ku faanaysa inay tahay degmo la wada leeyahay.”

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments