HomeDunida MuslimkaBarnaamijka 'la kulan Jaarkaada' oo lagu qabtay Maktabadda Flint + Sawirro.

Barnaamijka ‘la kulan Jaarkaada’ oo lagu qabtay Maktabadda Flint + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Kulan isku imaatin iyo soo dhaweyn ayaa loo sameeyey dadyowga aan Muslimiinta ahayn ee jaarka la ah bulshada Muslimka ah ee ku nool Flint.

Ujeedada ka dambeysa munaasabaddan ayaa ahayd in dadka la baro Islaamka iyo Muslimiinta isla markaana laga meyro fahamka qaldan oo ay ka gudbiyaan warbaahinta reer Galbeedka.

Kulanka waxaa lagu qabtay maktabadda dadweynaha ee Flint. Halkan haddaba ka daawo sawiraddii laga soo qaaday.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments