HomeDunida MuslimkaDa'yar Muslim ah oo haweeney u xambaaray inankeeda oo ay qaadi kari...

Da’yar Muslim ah oo haweeney u xambaaray inankeeda oo ay qaadi kari la’ayd.

MUQDISHO (HN) — Da’yar Carab Muslim ah oo u dhashay dalka Falastiin ayaa si niyad leh wuxuu u caawiyay laba haween oo dalka Brazil kasoo jeeda kuwaas oo mid kamid ah ay qaadi kari la’ayd cunugeeda. Wuxuuna ilaa goobtii ay u socdeen ku caawiyay inuu dushiisa ugu qaado cunugeeda.

Laakiin in yar kaddib da’yarkan Muslimka ah maanu fileyn inuu inankaas ku noqon doono wiil uu aabbe u yahay tabbaraha dalka Brazil, Mr Tite.

Husam Saffarini wax lur ah kuma heynin inuu hooyadaas taageere isboortiga ah uu caawiyo. Laakiin ficilkiisa ayaa taabtay qalbiyada dad badan oo aan Muslimiin ahayn kuwaas oo doonay inay u mahad celiyaan. Waxaana markii dambe uu la kulmay aabbaha inanka ahna sidoo kale tababbaraha xulka qaranka Brazil.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments