HomeMuuqaalladaDaawo - Hadda 7 saac ayaad kusoo bixin karta abuurka aad beerto!

Daawo – Hadda 7 saac ayaad kusoo bixin karta abuurka aad beerto!

MUQDISHO (HN) — Way adag tahay inaad rumeysato in 7 saac oo kaliya uu kusoo bixi karo abuur ama iniin lagu riday ciidda. Laakiin adeegsiga tiknoolojiyadda awgeed, hadda wax walba waa suuragal.

Shirkad Norwejiyan ah oo sida ay sheegtay awoodi karta inay si firfircooni leh ula dagaalami karto nabaadguurka ayaa tilmaamaysa inay u adeegsan karto dareere la yiraahdo NanoClay (LNC) oo kolka lagu shibo ciidda durba ka dhigaysa in dhulku uu soo saaro abuurkii lagu riday.

Halkan hoose Haddaba ka daawo

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments