HomeDunida MuslimkaCiidda oo la filayo inay dhalato Khamiis 13 May.

Ciidda oo la filayo inay dhalato Khamiis 13 May.

MUQDISHO (HN) — Ciidda Fitriga waxaa la filayaa inay dhalato 13 May maalin Khamiis ah, marka loo eego Golaha Fatwada iyo Cilmi-baarista ee Yurub iyada oo ka tusma-qaadanaysa tirsiga bilaha Hijriyadda.

“Bisha Shawal ama Soonfur waxay dhalanaysa dhammaadka maalinta Talaadada ah laakiin waxa wax adag noqoneysa in indhaha lagu arko dhalashadeeda. Sidaas darteed, waxay noqon doontaa ilaa Khamiista mid laga dhursugo ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ay soo dhigeen bartooda.

Si lamid ah, Golaha Muslimiinta Waqooyiga America ayaa ku dhawaaqay in Khamiista ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciidda Fitriga.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments