Yearly Archives: 2022

Haween la barayo sida loo dhaqo Meydka Qofka Muslimka ah + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Wedka lama huraayo. Laakiin dhimashada qofka Muslimka ah, sida insaanka kale, waa u tiiraanyo iyo xanuun qoyskiisa. Hayeeshe, marba haddii ay...

Aabbe – isaga oo oofinaya balanta Gabadhiisa – Ceel iyo Masjid u dhisay Muslimiin sabool ah.

MUQDISHO (HN) -- Maryam waxay jirtay 7 sanno markii ay u geeriyootay Kansar uga dhacay minka sannadkii 2017. Kahor dhimashadeeda, Maryam ayaa aabaheed Sahgir...

Shirweynaha Deegaanka Muqdisho – Mogadishu Environmental Summit – oo lagu soo gabagabeeyey caasimadda.

MUQDISHO (HN) -- Shirweyne u muuqda inuu kusoo aadayo waqtigii loogu baahida badnaa oo looga hadlayo deegaanka iyo dhirta ayaa maanta ka qabsoomay magaalada...

Daawo – 70 jirkii 13 ilbiriqsi ku orday 100 mitir.

MUQDISHO (HN) -- Tartanka Orodadu malahan da' u gaar ah. Haddii aad caafimaad qabtid oo jir ahaanna aad u diyaarsan tahay inaad orodo, waad...

Daawo – Geedaha Afar-geesoodka ah.

MUQDISHO (HN) -- Geedaha waxaa aalaaba lagu gartaa summado lagu baadisooco oo ah muuqooda dhererka iyo midabkooda cagaaran. Laakiin, halka geedaha oo dhami ay...

Geedaha afarta geesoodka ah ee ku yaalla Dooxada Panama + Sawiro.

MUQDISHO (HN) -- Kanaal Zone ee Panama waxaa in door ah marka laga soo tago ku taal dooxada geedaha afar-geesoodka ah ama Valley of...

Xariif Xiriir guur usoo bandhigtay Gabar joogtay Tacsida Aabaheed.

MUQDISHO (HN) -- Nin Koofur Afrikan ah ayaa muuqaal saameyn ka dhaliyay baraha bulshada ka dhex abuuray goob tacsi ka jirtay kaddib markii uu...

Barnaamij Dhaqaatiirta oo kaliya ay ‘isku shukaansadaan’ oo lasoo saaray!

MUQDISHO (HN) -- Medico Life Partner waa barkulan ay isku shukaansadaan dhaqaatiir - hablo iyo inamo - isugu jirta halkaas oo dad badan ay...

“Jaceylkaygii hore ayaa i afduubtay oo shaabaddan ‘magaciisa’ ah igu dhigtay” – Tayane

MUQDISHO (HN) -- Gabadha aad u jeedaan waxaa afduubay kadibna shaabadda dhabankeeda ku qoran ku sameeyey nin ay isjeclaan jireen balse ay kala tageen....

Ninka ku xaragooda dahab gaaraya 15 kilogaram +Sawiro.

MUQDISHO (HN) -- Maalin walba dahab culeyskiisu gaarayo shan iyo toban kiilo isaga oo xaragoonaya ayuu dhex maraa magaalada Ho Chi Minh City. Waana...

Most Read