Monthly Archives: May, 2019

Xasuuqii Shinnida oo ka dhacay Maraykanka.

Washington (HN) -- Booliska ayaa doonaya inay ogaadaan ruuxii ka danbeeyey gubitaanka kolonyo shinni ah gudaha koofurta Houston. Mid kamid ah dadka shinnida dhaqda...

Sababta Hindiya ay u dooneyso inay xirto Daaciga Zaki Naik.

MUMBAI (HN) -- Waxaa bartiisa facebook ku tixan dad gaaraya 16 milyan; twitter-kiisa 150,000, wuxuuna jeediyay ku dhawaad 4,000 oo muxaadarooyin ah kuna saabsan...

Erdogan oo xariga ka jaray Masjidka ugu weyn dalka Turkiga.

Istanbul (HN) -- Masjidka Camlica oo loo dhisay qaab-dhismeedkii farshaxan ee Cismaaniyiinta - kaas oo halkii mar qaadi kara tiro gaaraysa 63,000 oo Muslimiin...

Filim-sameeye Malaysian ah oo qaatay diinta Islaamka.

Kuala Lampur (HN) --- Michael Ang, oo ah filim-sameeye caan ah oo u dhashay dalka Malaysia ayaa shaaciyay inuu qaatay diinta Islaamka sannad kahor...

Muslimiinta Ghana oo helay Tarjumada Qur’anka Kariimka oo afkooda ku qoran.

Accra (HN) -- Qeyb kamid ah baahinta fahamka diinta Islaamka ee buslahada Muslimiinta Ghana, tarjumadii ugu horreysay Qur'anka oo ku qoran afka Akan ee...

Bisha Ramadaan oo Isniinta ku beegan.

MUQDISHO (HN) -- Malaayiin Muslimiin ah ayaa u dabaal-degaya soo dhaweynta Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo la filayo inay dhalato 6 bisha May oo...

Most Read