crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2017 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: December 2017

Nin Mas uu korso is lahaa geeridiisa sababsaday!

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin duurka kala yimid mas si uu xanaaneysto ayaa nolosha lagu cunay, marka loo eego booliska Thailand. Booliska degmada Kong Krailat ayaa sheegay in looga yeeray guri ku yaalla xaafadda Sukhothai si loo siiyo warbixin la xiriirta mas gebi ahaanba wada cunaya ninkii lahaa. Saraakiisha booliska oo goobta soo gaaray ayaa xaqiijiyay geerida ninka. Wuxuu u dhintay neef-qabad kadib ...

Read More »

1 December – Maalinta Caalamiga ee AIDS-ka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Kowda bisha December sanad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidiya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale loo baroordiiqo dadkii ku dhintay cudurkan. Dowladaha iyo saraakiisha caafimaadka, ururrada aan dowliga ahayn iyo shaqsiyaadka adduun-weynaha oo dhan ku ...

Read More »

Carruurtaada wali Hadyad maku siisay inay Masjidka ku tukadaan salaadda Subax?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Koox carruurta Turkiga kamid ah waxaa lagu abaal-mariyay hadyado iyo baaskiilo maadaama ay Masjidka ku tukadeen salaadda Fajarka – kuwaas oo 40 saf buuxiyay. Hadyadda waxaa lagu siiyay Masjidka Sultan Selim ee degmada Iimaan oo katirsan caasimadda Istanbul, sida IIm Feed laga soo xigtay. Hooyooyin badan ayaa joogto ugu soo wehliya carruurtooda salaadda Fajarka si ay u ...

Read More »

Masjid gudihiisa Jimicsi loogu sameeyo da’da culus!

Istanbul (Himilonetwork) – Shanta waqtiga ee salaadaha – hal xirmo oo jimicsi ah waa mashruuc samafal ah oo koox ardayda dalka Turkiga kamid ah ay soo qaban-qaabiyeen. Mashruuca wuxuu isku keenayaa dadka da’da culus ee Masaajidda ku cibaadaysanaya oo ku nool Dumlupinar: hadafku waa inay caafimaad dareemi karaan hadiyo jeer. “Isboortigu waa howl gaar ah oo si gaar ah da’deenna oo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!