crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wax ka baro Hindiya! | HimiloNetwork

Wax ka baro Hindiya!

–Hindiya waa wadanka labaad ee ugu wax soo saarka badan BARIISKA marka laga yimaado Shiinaha.

–Ku dhawaad 65,000 oo caruur ah ayaa lagu dhalaa gudaha Hindiya maalin kasta.

–intii u dhaxeysay 1970 iyo 1980, dadyowga Hindiya waxay kor u kaceen 14% sanad kasta tobankaas sano dhexdooda taas oo ka dhigtay 140,000,000.

–Hindiya waa wadanka koobaad ee ugu filim soo saarista badan caalamka. ku dhawaad 800 oo aflaam ah ayaa sanad gudihiisa lagu sameeyaa Hindiya.

–Hindiya waa wadanka ugu indha-sarcaadista iyo sixirka badan dunida. ku dhawaad 1500 kiisas oo la xiriira sixirka ayaa lagu arkaa sanad walba.

waxaa qoray Zakariya Hassan.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!