HomeWararkaHanbalyo Bahda Himilonews.com

Hanbalyo Bahda Himilonews.com

Dhanbaal qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska mareegta Himilonews.com ayaa u qoran sidatan;
Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha mareegta Himilonews.com waxay hambalyo ku aadan bilashada Ciidul-Adxa u dirayaan guud ahaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed.
Agaasimaha mareegta Himilonews.com Al-ustaad Zakariya Hassan “Hiraal, tifaftiraha iyo madaxda kala duwan ee ilaha Aadnimada ee mareegta, waxay dhanbaal hanbalyo ah oo ku aadan Ciidul-Adxa u dirayaan aqristayaasha ku xiran mareegteenna.
Waxayna Ilaahay uga rajeynayaan inay caafimaad, cibaado iyo cimri dheer ku qaataan noloshooda.
Kullu caam wa antum bikheyr.
Xafiiska mareegta Himilonews.com ee Muqdisho, Soomaaliya.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments