HomeMuuqaalladaDaawo - Muslimiin Maalinle u quudiya Masaakiinta Australia.

Daawo – Muslimiin Maalinle u quudiya Masaakiinta Australia.

MUQDISHO (HN) — Inta badan warbaahinta caalamiga waxaan ka maqalnaa dhibaatooyinka lagu hayo ama ay geystaan ururrada lala xiriiriyo waxa loogu yeero argagaxisada Islaamiga ah.


Balse marka ay timaado samaha iyo wanaagga ay Muslimiintu ka dhex sameeyaan bulshooyinka la nool, inta badan ma dhacdo in dunida laga sheego.

Mid kamid ah samafalayaasha u taagan nooleynta nolosha dadka darbi-jiifta ah iyo kuwa ayaanka liita waa Naadiga Brothers In Need oo sannadkii 2015-ka laga aas’aasay gudaha Australia.

Halkan haddaba ka daawo wax-qabadyada ay u fidiyaan bulshada ay la nool yihiin.


Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments