HomeMuuqaalladaDaawo - Faa'iidada laga helo 'hab siinta' Geedaha.

Daawo – Faa’iidada laga helo ‘hab siinta’ Geedaha.

MUQDISHO (HN) — Dad badan waxay doorbidaan inay rabitaanka iyo jaceylka ay u qabaan dhiggooda ku muujiyaan dhunkasho iyo hab siin. Laakiin, haweeney ku nool Shiinaha hadda waxay noo sheegi kartaa in bani aadanka oo qura aan loo abuurin hab in la siiyo.

Halkan haddaba ka daawo sababta aad ugu baahan tahay in noloshaada mar kamid ah aad geedaha hab u siiso.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments