HomeDunida Muslimka81 milyan oo booqday Masjidka NABIGA ee Madina sannadkan oo qura!

81 milyan oo booqday Masjidka NABIGA ee Madina sannadkan oo qura!

MUQDISHO (HN) — 81 milyan oo Muslimiin ah ayaa booqday Masjidka Nabiga taniyo markii la guda-galay bisha Muxaram sida ay kusoo warrantay wakaaladda wararka Sucuudiga.

Barxadda Rawdah Sharif ee Masjidka Nabiga waxaa ku tukaday 8 milyan oo Muslimiin ah shantii bilood ee lasoo dhaafay.

Inta badan dadka Cumrada usoo aadaya Makka ayaa doorbida inay kasoo degaan Madiina kadibna ku negaadaan in muddo kahor inta aysan uga sii gudbin Makka.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments