HomeMuuqaalladaDaawo - Nin Xabsi ka doorbiday Xurriyad si uu u noolaado!

Daawo – Nin Xabsi ka doorbiday Xurriyad si uu u noolaado!

MUQDISHO (HN) — Daawo sheekada nin 60 jir ah kaas oo markii uu waayay shaqo uu naftiisa ku maareeyo ka cabsaday inuu baahi u dhinto kadibna sameeyey fal xatooyo ah si loogu xiro xabsiga kadibna uu u helo cunno uu saddexda waqti dhexdiisa ugu cuno.

Halkan hoose ka daawo sheekadiisa.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments