Yearly Archives: 2022

Imtixaanka Guud oo maanta ka qabsoomaya Jaamacadda Muqdisho + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Labada saac ee soo aadan, ardaydani waxay u fadhin doonaan ka jawaabidda su’aalaha ku qoran warqadaha horyaalla. Waana fasal kamid ah...

La kulan – Ninka 25 jeer ku dhacay Imtixaanka Qubuulka Jaamacadda.

MUQDISHO (HN) -- Tiiyoo uu 25 jeer ku dhacay imtixaankii qubuulka oo uu kaga mid noqon lahaa jaamacadda, 55-jir u dhashay Shiinaha wali kama...

Orgi lagu riday xukun saddex sano oo xabsi kadib markii uu dilay islaan waayeel ah!

MUQDISHO (HN) -- Maamulka degmo ku taalla dalka Sudan ayaa saddex sannadood oo xabsi ah ku riday Orgi kaddib markii uu herdiyay haweeney waayeelka...

Dab-yaqaan damin jiray korontada Marka uu la kulmayo Gabadha ay is jecel yihiin.

MUQDISHO (HN) -- Dab-yaqaan u dhashay dalka Hindiya ayaa dhawaan qalqal ku abuuray xoogga korontada ee laga isticmaalo xaafad ay degan tahay gabar uu...

Ka ganacsiga Sigaarka iyo saameynta Caafimaad-darro oo ay ku qabaan Dadka caba.

MUQDISHO (HN) -- In kasta oo aanu dooneyn inuu ka hadlo ganacsigiisa, haddana xaqiiqdu waxay tahay ganacsadahani wuxuu sandaqadiisa oo u taalla kaabiga laamiga...

La kulan – Gabadha lug kaliya ku aada iskuul u jira masaafo hal km ah.

MUQDISHO (HN) -- Awanish Sharan waa sarkaal ciidan ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay sawirka Seema Kumari oo ah ardayad dhiganaysa fasalka shanaad ee dugsiga...

Magaalada Haramcadka iyo Dadku ay Nabad ku wada joogaan + Sawiro.

MUQDISHO (HN) -- Magaalo Hindiya ku taalla, Duurjoogta siiba Haramcadka iyo dadku waxaa waagu ugu baryaa iyaga oo ag jiifa. Bera waa magaalo kamid...

La kulan – Sitey-ma-noogtada Tanzaaniya.

MUQDISHO (HN) -- Sidaan ayay u kortaa gaari; saanna way uga degtaa. Waxay kaashataa salkeeda si ay ugu socoto. Waayo lugaheeda uguma yaaliin inay...

Gudaha Seyladda Xoolaha ee Hargeysa.

MUQDISHO (HN) -- Jugta geela lagama kaco. Waxa ku dhacaya geeljirahanina waxay u dhigantaa 10 nin feerkooda oo la isku geeyey. Haraatida geelu waa jaad...

Sawiro – Gudaha fasallada wax loogu dhigo Ardayda Dhegoolayaasha ah.

MUQDISHO (HN) -- Fasallo badan waxaa bulxanka iyo qeylada ka baxaysa laga maqlaa meel ka baxsan iskuulka, laakiin gudaha fasalkani kama maqlaysid wax sawaxan...

Most Read