crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> August | 2020 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: August 2020

Haweenka Muslimiinta Australia oo quudinaya Danyarta xilliga Bandowga.

MUQDISHO (HN) — Xilli cudurka Covid-19 ay dunida dagaal adag kula jirto cirib-tirkiisa iyo xakameyntiisa, qoysas badan wuxuu noloshooda ka dhigay cuuryaan. Waxaana ku adag inay helaan cunnooyin ay ku samata-baxaan inta lagu jiro bandowga. Hayeeshe, gudaha magaalada Melbourne, koox haween Muslimiin ah ayaa go’aansaday inay bulshada caawiyaan – iyaga oo sidoo kale jebinaya aragtida liidata ee laga heysto dumarka. ...

Read More »

Muslimaddii ugu horreysay oo Xubin Barlamaan ka noqota Dalka Serbia.

MUQDISHO (HN) — Misala Pramenković ayaa sameysay taariikh cusub kaddib markii ay noqotay Muslimaddii ugu horreysay oo kamid noqota barlamaanka Sweden. Waxay kamid noqotay xubnaha cusub oo barlamaanka uga mid noqday Xisbiga Cadaaladda iyo Dib-u-heshiisiinta oo uu hoggaamiyo Muamer Zukorlić, Muftigii hore ee Serbia. Waxay borofeesar culuumta Islaamiga ka ahayd Madrasada Gazi Isa-beg Waxay sheegtay inay isku taagi doonto wax ...

Read More »

Xiddigta Miisaanka Culus ee Latvia oo qaadatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Rebecca Kohla oo ah gabadha horyaalka u ah ciyaaraha miisaanka culus oo u dhalatay dalka Latvia ayaa qaadatay diinta Islaamka – iyada oo xiratay xijaabka. Waxay sheegtay in bog cusub ay nolosheeda u furantay. “Maanta waa maalin goonni ii ah, waayo waxaan qaatay diinta Islaamka,” ayay kusoo qortay barteeda Instagram-ka. “Waxaan qaatay Shahaadada anigoo galay Islaamka, waxaana ...

Read More »

Darbi-jiifta iyo Xilli-roobaadyada.

MUQDISHO (HN) — Gudaha caasimadda dalka oo xilligan dad badan qabowga awgiis uga jiraan aqalladooda iyaga oo aan dooneyn inay usoo banaan baxaan roobabka aan kala go’a lahayn ee Muqdisho ka da’aya, in kale oo isla caasimadda ku nool ayaan lahayn doorasho kale oo aan ka ahayn inay u gegsadaan qabowga daran ee roobabku sitaan. Waana dadka aanay in badan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!