Monthly Archives: January, 2018

Casri Maxaabiistu ay Magac kaliya Wadaagaan!

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaynu nool nahay casri qof kasta oo inaga mida qaladka uu ku dhaco uu ku waayi karo naftiisa: ku lumin karo...

Ciriiriga Gaadiidka Dadweynaha Muqdisho.

Muqdisho (Himilonetwork) - Dhawaqyada sida maalinlaha aad ula nooshahay marka aad kamid tahay dadka adeegsada gaadiidka dadweynaha ee BL-ka, waxay yihiin kuwo aan aalaaba...

Marka aad tiraahdo Mahadsanid.

Muqdisho (Himilonetwork) - Inta badan waxaa jirta dhaqan aan sal-guurin wali oo ku dhex sugan bulshadeenna. Gaajada, musiibooyinka iyo dhibaatooyinka waxaad hubtaa inaad ugu...

9 Dec – Maalinta Caalamiga ee Ka-dhanka-ah Musuqmaasuqa.

Muqdisho – Sanad kasta adduun dhan hal tirilyan oo Doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush – halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo...

10 Dec – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kal-fadhiga Guud ee QM uu...

Gabar 30-jeer qaliin u gashay si ay u qanciso Gacaliyaheeda saluugan quruxdeeda!

Muqdisho – Gabar 22 jir ah oo ku nool Hong Kong ayaa martay 30 qaliin oo qurxin ah si ay u qanciso gacaliyaheeda. Berry Ng...

Nin awoodi kara inuu dushiisa ku qaado Fardaha.

Muqdisho – Dadku waxay geedi-socodka taariikhda ahaayeen kuwa fuula fardaha, hayeeshe mid xoogane Ukraine  u dhashay ah ayaa cadaynaya in marmar la qaadi karo...

Kenya – Hey’ad Guur u sameysa dhalin-yarada Muslimiinta ah oo aan heysan qarash.

Muqdisho – Wiilasha Muslimiinta ah ee ku nool Milindi kuwaas oo aan heli karin adduun ay ku guursadaan waxay hadda fursad u helayaan inay...

Faransiiska – Haweenka xijaaban oo laga mamnuucayo inay carruurtooda usoo kaxeeyaan goobaha wax-barashada.

Muqdisho – Wasiirka Wax-barashada Faransiiska ayaa ku baaqay inay hooyooyinka Muslimiinta ah marka ay carruurtooda usoo kaxaynayaan dugsiyada aysan soo xiran xijaab. “Carruurta waa inay...

Niman si la yaab leh ku dhacay bangi markii ay saxarada Ey ku daadiyeen dhexdiisa.

Muqdisho – Koox bangiyada jabsata ayaa gacanta lagu dhigay kadib markii ay maareeyeen xatooyada lacag badan iyo walxo qaali ah, marka loo eego booliska...

Most Read