Waxyaalaha kugu qabsi kara inaad Mustaqbalka booqato Dubai
Posted by: Zakariya
in Wararka
January 22, 2016
808 Views
Muqdisho (Himilonews) – Dubai waxay caan ku tahay waxyaalo badan gaar ahaan kolkay timaado in laga hadlo walxaha lagu raaxeysto.
Isu-tagga Imaaraadka Carabta hadda waxay ku joogtaa booska koobaad ee jaziirad-gacan ku sameyska ugu weyn dunida, rug dukaameysi ku fadhiya wareeg dhan 3.7malyuun oo baabac ah, dhismaha ugu dheer dunida, bileyska ugu damashaadka badan iyo arrimo kale.
Hayeeshe, waxa yaabka badan ee kusoo kordhay ashqaraarka Dubai waa dugaagta, inta si haqabeelan loo dherjiyay, kama maarmay hilib dadeed oo gawaarida la raaca hantiilayaasha Carabta.
Mar kasta oo aad eegto baabuurta hantiilayaasha, shirka hore waxa la saaran waa Libaax, Shabeel ama Haramcad.
Hadaba, Himilonews.com, waxay idin soo gudbinaysaa waxyaalo ku cusub indhaha dadka ka baxsan dunida Dubai.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonew@gmail.com
Related
2016-01-22
You must log in to post a comment.