HomeMuuqaalladaDaawo - Tartanka Bajaajleyda

Daawo – Tartanka Bajaajleyda

MUQDISHO (HN) – Bajaajta waxaa aalaaba loo arkaa gaadiidka rayidka iyo fududeeyaha isku socodka dadweynaha marka la joogo nolosha magaalada. Waxay sidoo kale noqon kartaa il kale oo xamaasad iyo isdhexgal abuuri karta. Taas waa marka laga hadlayo tartanka Bajaajlayaasha oo ah cayaaro laga dheelo dalalka kamid ah qaaradda Aasiya.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

Previous article
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments