HomeMuuqaalladaSidee looga faa'idaysan karaa dhalinyarada baratay cilmiga Adeegga Bulshada?

Sidee looga faa’idaysan karaa dhalinyarada baratay cilmiga Adeegga Bulshada?

MUQDISHO (HN) — Kulliyadaha dhawaan ay aad uga soo aflaxeen dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed waxaa kamid ah kulliyadda adeegga bulshada ama social work. Waxaana sannad kasta kasoo qalinjebiya jaamacadaha arday fara badan oo cilmigaas xambaarsan.

Balse su’aashu waxay tahay: ma loo diyaargaroobay in aqoontooda laga faa’iideysto? Ibraahim Maxamuud ayaa wareysigan soo aadan kaga hadlaya fahamka cilmiga bulshada ay ka heystaan dadka Soomaaliyeed iyo qaabka ugu wanaagsan ee looga faa’iidaysan karo dhalinyarada baratay cilmigaas.

Ayaan Yuusuf Faarax ayuu u warramay. Halkan ka daawo muuqaalka oo dhammeystiran!

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments