crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> September | 2021 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: September 2021

Darbi-jiifka Dulman!

MUQDISHO (HN) — Darbi-jiifnimadu waa xaalad aanu qofna aamin ka ahayn sida da’yarkan oo 11 jir ah ula soo dersi karta waqti walba. Xattaa Samuel maanu fileyn inuu marnaba noqon doono dibjir ku hoyda buundo hoosteeda ama dharkii uu xirnaa maalintii uu bilaabay la-qabsiga wax ay ka dhigan tahay darbi-jiifnimada uu ku taagnaan doono. Isaga ahaanna, dhulka ayaa u sariir ...

Read More »

“Nin Uur ii yeela ayaan lacag siiyay” — Jackline.

MUQDISHO (HN) — Waxay ka rideen isha midig kana jareen labada ga cmood. Waxaana looga tagay dhimasho. Balse teeda oo aan gelin ayay ku samata-baxday. La kulan Jaklin oo iyada oo 10 jir ah ehelkeeda lagu hor gowracay iyada laga dhigay naafo il iyo addimo go’an. Xasuuqii ka dhacay Rwanda sannadkii 1994 kaliya uma xusuus qaraar. Wuxuu u yahay gugii ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!