HomeMuuqaalladaDaawo - Hagia Sofia oo markii ugu horreysay bannaankiisa hore lagu dukaday!

Daawo – Hagia Sofia oo markii ugu horreysay bannaankiisa hore lagu dukaday!

ISTANBUL (HN) — Ku dhawaad muddo qarni ah kaddib, Muslimiinta Turkiga ayaa awoodi kara inay hadda kaddib Salaadaha ku dukadaan gudaha iyo hareeraha Masjidka Hagia Sofia oo 85 sanno Matxaf qaran ahaa.

Kaddib go’aankii lagu sheegay in hadda laga bilaabo Hagia Sofia loo aqoonsado Masjid, kumaankun Muslimiin ah ayaa isugu soo baxay si ay ugu dukadaan bannaanka hore ee Hagia Sofia.

Halkan hoose ka daawo.

https://youtu.be/dr0U6-oD3fs
Shacabka Istanbul oo isugu soo baxay si ay ugu dukadaan banaanka Hagia Sofia
Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments