crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Test2 | HimiloNetwork

Test2

Muslimiin u ordaysa si ay deeq ugu ururiyaan walaalahooda Gaza!

MUQDISHO (HN) — Si ay garab istaag ugu muujiyaan walaalaha Falastiin ee Gaza ku dhibaatoonaya, labo orodyahan oo kasoo jeeda Oldham oo la kala yiraahdo Afruz Miah iyo Monwar Hussain, ayaa ku dhow inay soo gabagabeeyaan orodkooda. Maalin kasta waxay ordaan 10 kilomitir si ay yabooh ugu sameeyaan Muslimiinta Gaza una baraarujiyaan xaalkooda. Ol’olahan oo loo bixiyay Miles4Humanity waxay ilaa hadda loogu ...

Read More »

Masjid Firinjiyeer u sameeyey Dadka gaajoon!

MUQDISHO (HN) — Firinjiyeer cusub oo dadka baahan loogu diyaariyo cunnooyin bisil oo ay cunaan ayay jamaacada Masjidka Southfield Square ka daahfureen magaalada Bradford si ay u kaalmeeyaan kuwo gaajoon. Cunnooyinkan ayaa isugu jira rooti, hilib, caano iyo qudaarta nuucyadeeda kala duwan, waxaana albaabada loo furaa firinjiyeerkan maalin walba oo Axad ah. Howlwadeennada ayaa ka shaqeeyey inay qeyb uga gooyaan ...

Read More »

88 jir tartamada ‘orodka’ wacdaro ka muujiya!

MUQDISHO (HN) — Da’da aalaaba laga yaabo inay dadkeedu ku tukubaan bakooradda, 88 jirka lagu magacaabo Ploutarchos Pourliakas wuxuu uga qeybgalay tartanka oroddada isaga oo la yimid dhibco lala yaabay. Wuxuu noqday ama uu soo galay kaalinta 12aad tartan la ordayay fogaan gaaraysa (42.195km/ 26.22 miles). Sheekadiisuna waa mid ku dhaqaajinaysa oo dhiirrigelin kuugu filan. Pourliakas wuxuu oroddada kusoo bilaabay da’da ...

Read More »

Wiilkii ceelka ku dhacay ‘oo qeyladiisa’ la mooday reer aakhireed!

MUQDISHO (HN) – Wiil 22 jir ah oo ku dhacay ceel 12 mitir ah ayaa muddo saddex maalmood ah ku dhex jiray ceelka kaddib markii qeyladiisa iyo oohintiisa dadka dibadda ka maqlay ay u qaateen in ceelka uu ku jiro reer aaqireed. Wayna isaga fogaadeen gebi ahaanba agagaarka ceelka. Macadda waxa wiilkan oo lagu magacaabo  Liu Chuanyi, ka dhex sameynayay keynta ...

Read More »

Yaxaas heerka caatadiisu gaartay in laf-dhabartiisa la arki karo!

MUQDISHO (HN) — Xerada xayawaannada lagu daryeelo ee Guangzhou Zoo waxay wajahysa dhaleeceymo xooggan oo kaga imaanaya geyfanayaasha u doodda xuquuqda noolaha iyo dhammaanba dadka Shiinaha kaddib markii la arkay mid kamid ah yaxaasyada ku jira xerada oo weydnimo heerka uu ka gaaray awgeed ay laf-dhabartiisu soo muuqatay! Yaxaaska waxaa aalaaba la arkaa sida badan isaga oo cayilan marka uu ...

Read More »

Nin ku caajisay guriga dhexdiisa oo sameeyey fal ‘hala i arkaay’ ah oo uu xabsi ku mutay!

MUQDISHO (HN) – Nin Shiinees ah oo ku caajisay noloshiisa ayaa dhawaan xabsiga loo taxaabay kadib markii uu sawirkiisa kusoo qoray ‘Wanted’ kadibna soo dhigay baraha bulshada isaga oo ku faanaya dambiyo aan lasoo koobi karin oo uu sharciga ka galay. Bal qiyaas caajis heerka aad ka gaartay inaad caajis awgiis aad bilowdo in dambiyo dhacay aad dusha u ridato ...

Read More »

Daawo – Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto! 

MUQDISHO (HN) – Caalamka ganacsiga iyo hal-abuurka waxaa daqiiqad walba kusoo kordha aragti cusub – iyada oo aan loo fiirineynin inay diin ahaan bannaan tahay iyo in kale ama xattaa ay dhaawici karto sumcada iyo karaamada qofka bani-aadanka ah. Waa muuqaalka soo aaddan oo caddayn u ah sida dumarka Shiinaha iyo kuwa Galbeedka loogu arko inay yihiin agab la isticmaalo.

Read More »

Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto!

MUQDISHO (HN) – Shirkad caan ah oo dharka iibisa ayaa – beddelkii taallooyinka qaawan – adeegsanaysa dad noolnool si ay ugu xayaysiistaan dharka ay soo saaraan. Taallooyinka qaawan waxaa aalaaba loogu lebisaa ama lagu jimeeyaa dharka si qofka dalbanaya uu u arko inuu ku habboon yahay iyo in kale. Laakiin hadda shirkad ayaa beddelkii taallooyinkaas isticmaalaysa dad nool si ay ...

Read More »

Wasiiradda ka cabsataa ‘aragtida iyo urta’ Mooska!

MUQDISHO (HN) — Wasiir u qaabilsan dowladda Sweden waxa loogu yeero sinnaanta lab iyo dhedig ayaa lasoo werinayaa inay aad uga cabsooto aragtida mooska ama urtiisa labada. Waxayna aad uga fogaataa meesha loogu sheego inuu yaalo. Dad badan moosku wuxuu u yahay qudaarta ugu macaan oo ay cunnada ku cunaan, balse haweeneydan waxay u aragtaa malagii dili lahaa haddii ay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!