crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Demo Blog With Map | HimiloNetwork

Demo Blog With Map

Nin qaba Macaanka oo u geeriyooday xagtinta bisad uu korsan jiray!

MUQDISHO (HN) — Nin da’da dhexe ku jira oo la xanuunsanaa xanuunka Macaanka ama Sonkorta ayaa u geeriyooday, sida la sheegay, xagtin ay u geysatay bisad ama yaanyuur hebed u ahayd oo uu xanaaneyn jiray! Bishan November 22, Dmitry Ukhin, oo 55 jir ah, oo ku nool gobalka Leningrad ee dalka Ruushka, wuxuu u baxay inuu raadiyo bisadiisa la yiraahdo Styopka oo jecel ...

Read More »

Islaamka oo ‘boos ku yeelanaya’ Dalka Ireland!

MUQDISHO (HN) — Soo if-baxa Muslimiin asalkoodu yahay Celtic waxay qaabaynaysaa muuqaalka diimaha laga heysto dalka Ireland, waxaana caddaan badan oo badan ay hadda kusoo biirayaan bulshada Islaamka. Badigood waxay soo noqoshadooda – islaamidooda – ku sababeynayaan dhowr arrimood oo isbiirsaday kuwaas oo ku baraarujiyay macaanka Islaamka iyo sida ay uga qatan yihiin sida; la’aanta xiriir joogto ah oo qofku la ...

Read More »

8 jir 8 bilood Qur’anka oo dhan ku xifdiyay!

MUQDISHO (HN) — Guul la taaban oo taariikhii ah ayuu soo hooyay Mohammad Omar Faruk oo ah 8 jir u dhashay dalka Bangladesh kaddib markii uu 8 bilood gudahood ku dhammeeyey Qur’anka kariimka ah. Waana safar sida caadada ah carruur badan ku qaata saddex sannadood inay ku bartaan Qur’anka. “Waan ku faraxsanahay inaan Qur’anka dhameeyo, waxaana rabaa inaan caalim Muslim ...

Read More »

Battling Climate Change in Beledweyne, Somalia: A Community on the Edge 

NAIROBI, KENYA (HN) — Beledweyne, a city on the Shabelle River in the Hiran Region of Somalia, has come to represent  the climatic disaster sweeping the Horn of Africa. For the residents of Beledweyne, increasing  temperatures, unpredictable rainfall, prolonged droughts, and destructive floods are all signs of  climate change, not just a theoretical idea. These extreme weather events have become ...

Read More »

Gudaha Masjidka wacyi-gelinta Maandooriyaha lagu siiyo Dhalinyarada Muslimiinta!

MUQDISHO (HN) – Dadaal la rabo in gunta hoose looga jaro aafada maandooriyaha oo ku dhex faafaya bulshada Muslimiinta ah ayaa ka socda meelo badan oo dunida kamid ah! Masjidka Faizan-E-Madina ee ku yaalla Peterborough wuxuu dhawaan marti-geliyay barnaamij wacyi-gelin ah oo la xiriira maandooriyaha iyo saameyntiisa taban. Waxaana kasoo qeybgalay dad dhalinyaro u badan. Dr. Azhar Chaudhry, oo asoo agaasimay ...

Read More »

Daawo – Xabsigii laga dhex dhisay guriga!

MUQDISHO (HN) – Aalaaba guryaha waxaa lagu jooga xurnimo iyo madax bannaani. Waana meesha kaliya ee qofku ku dareemo xasilooni iyo deganaan marka uu dhex joogo. Laakiin guri ku yaalla Thailand, waxaa qeyb kamid ah xabsi looga sameeyey wiil qatamiyay maandooriyaha. Muuqaalka sheekadan nala daawo.

Read More »

Hooyo Xabsi ka dhisatay Gurigeeda si ay ugu ilaaliso wiilkeeda maandooriyaha qabatimay!

MUQDISHO (HN) – Hooyo Thailand kasoo jeeda oo qadyaan ka joogtay sidii ay wiilkeeda uga goyn kari lahayd maadooriyaha uu qabatimay ayaa la timid xal dunida oo dhan ka yaabiyay! In ka badan 20 sano ayuu wiilkeeda oo 42 jir ah isticmaalayaa maandooriyaha, laakiin hadda haweeneydan 64 jirka ah oo ku nool Buriram waxay la timid arrin ay sharihiisa ay uga ...

Read More »

Daawo – Arrin Dunidu ka yaabtay oo ka dhacday Macbad Hindiya ku yaalla!

MUQDISHO (HN) – Hanuunka iyo ku toosnaanta jidka suubban ee Islaamka waa wax Ilaahay looga mahadceliyo maalin walba malaayiin jeer. Sababta oo ah caqliga oo kaliya kuma filna inuu noloshaada u jiheeyo waddada saxda ah! Qofkii Ilaahay la doono hanuun oo kaliya ayaa hanuuna, waxaana muuqaalka soo aadan uu kuu caddaynayaa in dadka aan kelinimada Eebbe rumeysneyn ay yihiin kuwo ...

Read More »

Dad biyo kasoo daatay qaboojisada mooday kuwo barakaysan oo war ay ka naxeen loo sheegay!

MUQDISHO (HN) — Dad ku dhex cibaadaysanayay macbad Hinduu ah oo ku yaalla Vrindavan, India, ayaa saf u galay inay biyo ka cabaan il-biyood sida; madaxa Maroodiga u sameysan – iyaga oo moodaya in biyahani yihiin kuwo barakaysan oo ka yimid cagaha Ilaahooda Krishna. Waxaase gadaal dambe looga sheegay inaysan arrintu sidaas ahayn, balse biyahani yihiin kuwo kasoo daatay qaboojisada ...

Read More »

Haweeney Shiinees oo ‘furriin wajahaysa’ kaddib markii ay dhashay ‘ilmo madow’

MUQDISHO (HN) — Haweeney Shiinees ah ayaa waqtiyadii ay ugu farxad badnaan lahayd nolosheeda isku beddeshay murugo kadib markii seygeedu uu su’aal ka keenay sida ay ku dhashay ilmo midabkoodu madow yahay – iyada oo ah gabar Shiinees dhalad ah. Saxaafadda Shiinaha ayaa ku warbixinaysa in haweeneydan 30 jirka ah la weydiiyay su’aal iyaduba ay is weydiisay markii ay aragtay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!